Markab Hub siday oo kusoo Xirtay Dekeda Magaalada Kismaayo iyo Qilaaf Kadhashey

Markabkaan ayaa la sheegay inuu ka diiwaan geshan yahay Wadanka Koofur Afrika,waxaana la sheegay inuu u Rarnaa Nin Ganacsade ah, Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jubbaland ayaa Xaqiijiyay in Markabka Hubka lagu soo qariyay ay ka mid yihiin Xabadaha Jiim Gacmeedka, Qoriga loo yaqaano Daba-jeexa,Ek-47 iyo Bastoolado badan.
Hubkaan ayaa loo waday Maamulka Jubba-land hayeeshees Madaxda Jubba-land ay isku qilaafeen Qaabka loo qeybsanayo Hubkaan taas oo sababtay in Saraakiisha qaarkood ay gadoodaan ay Dibada soo Dhigeen Nuucyada Hubkaan oo Qorshuhu uu ahaa in Madaxtooyada Mooyee aan Cid kale ogaanin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.