Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

bardhere

Kulan looga hadlaayo hormarinta Amniga Degmada Baardheere lagu qabtay

27th January 2017 admin 0

Kulan ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Degmada Baardheere oo waheliyaan Xildhibaano,Amisom,maamulka Gobolka Gedo iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Baardheere ayaa kadhacay Degmada Baardheere, kulankaan […]

Maqaal:Afarta cadaw oo Caabudwaaq nabadda u diiday ee aan qarsoonayn.! W/Q,LiibaanGuulwade

27th January 2017 admin 0

Wax kasta ee dhaca ama dhacdo kasta oo timaada ee dhibaato wadata waxay leedahay sabab,markii la ogaado qodadeed iyo inta ay la, eg tahay,waxay u […]

gaas

Madaxwaynaha Puntland oo gaaray degmada qadiimiga ah ee xaafuun

27th January 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftiga uu hogaaminayey ayaa gaaray degmada xaafuun ee gobolka Kar-Kaar Puntland halkaas oo shacabka iyo maamulka degmadaasi […]

camey

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo eed kala dul dhacay Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh iyo Somaliya Waxaa Ka Taliya dadyow Shisheeye oo fadhigoodu yahay Xalane”

27th January 2017 admin 0

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji C/llaahi Cumar Cameey oo Warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa ka warbixiyay Safar uu ku Bishii hore ku tagay Magaalada […]

gedi

Daawo:Raisulwasaarihii Hore ee Soomaliya oo Ka Tanasulay Musharaxnimadiisa Xilka Madaxweynaha Soomaliya

27th January 2017 admin 0

Raisulwasaarihii hore ee Soomaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta magaalada muqdisho kaga dhawaaqay in uu ka tanasulay Musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha Soomaliya ,islamarkaana u tanasulay Musharax […]

Fiirso:Muqdisho Maydka Qof Rag ah oo kusoo Caariyey Xeebta Jasiira”Sawiro”

26th January 2017 admin 0

Qof Rag ah oo dadiisa Lagu qiyaasay inay kawayan tahay 50 Jir ah oo kusoo caariyey Xeebta Muqdisho ayaa lagu arkay Xeebta Jasiira, Bulshada Muqdisho […]

Musharax madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh ayaa booqday xaalada dadkii ku dhaawacmay qaraxa hoteelka Dayax

26th January 2017 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta Booqday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho oo intooda badan la dhigay […]

musharaxin

Murashaxiinta Madaxweynaha Oo Ku Baaqey In Saxaafada ay Usinaadan Tabinta Doorashada Lagana Hortago MusuqMaasuqa

26th January 2017 admin 0

Murashaxiinta Madaxweynimada Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtey magaalada Muqdisho ayaa ku baaqey in doorashada iyo dooda ay soo daayaan dhammaan Telefishinnada, tirada dadka […]

Musharaxa Madaxwaynaha Soomaliya Shiiq Shariif oo Isu Diinwangaliyey Tartanka Madaxwayanaha Soomaliya

26th January 2017 admin 0

Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta musharaxiinta u tartamaya madaxtinimada Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmad Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa noqday […]

Daawo: Xiliga Doorashada Madaxwaynaha Somaliland laqabanayo oo La shaaciyey

26th January 2017 admin 0
dolow

Maamulka Degmada doolow iyo Sarakiil Kasocota Hay’ada Gargaarka ayaa Booqday Barakacayaasha

26th January 2017 admin 0

Fariin Loo Diray Xildhibaanada Somaliya oo looga digaayey Inaysan Dooran

26th January 2017 admin 0
isgaarsin

Daawo:Shirkada Telesom oo Sheegtay In Adeega ZAAD Uu Sabab u Ahayn Sicir Bararka Somaliland Ku yimid

26th January 2017 admin 0

Guddoomiye Ku Xigeenka 2 Ee Baarlamaankan Soomaliya Oo Nairobi Uga Qeybgalay Shir Ku Saabsan Abaaraha Dalka “

26th January 2017 admin 0

Shirkaan waxaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ku weheliyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya,Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka,Xildhibaanno ak tirsan Golaha Shacabka, […]

No Image

Farmaajo oo War ka soo saaray Qaraxyadii lagu Weeraray Hotel Dayax oo dad badan qasaaro kasoo Gaartay

26th January 2017 admin 0

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaarihii hore Ee Soomaaliya haddana ah Musharax u taagan qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes