Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo eed kala dul dhacay Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh iyo Somaliya Waxaa Ka Taliya dadyow Shisheeye oo fadhigoodu yahay Xalane”

camey

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Puntland C/xakiin Xaaji C/llaahi Cumar Cameey oo Warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa ka warbixiyay Safar uu ku Bishii hore ku tagay Magaalada Muqdisho waxaana uu Eed kala dul dhacay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isagoo ku eedeeyey inuusan wadanka waxa soo galaya iyo wixii kabaxaya ka ogayn, Waxaana sidii Caruurtii ku ciyaara Safiiro matala wadamada reer galbeedka oo ula dhaqma si kaduwan habka madaxwaynaasha loola dhaqmo.
Hoos kadaawo
>

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.