Madaxwaynaha Puntland oo gaaray degmada qadiimiga ah ee xaafuun

gaas

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftiga uu hogaaminayey ayaa gaaray degmada xaafuun ee gobolka Kar-Kaar Puntland halkaas oo shacabka iyo maamulka degmadaasi si diiran ugu soo dhoweyeen Madaxweynaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.