Fiirso:Muqdisho Maydka Qof Rag ah oo kusoo Caariyey Xeebta Jasiira”Sawiro”

Qof Rag ah oo dadiisa Lagu qiyaasay inay kawayan tahay 50 Jir ah oo kusoo caariyey Xeebta Muqdisho ayaa lagu arkay Xeebta Jasiira, Bulshada Muqdisho ayeey layaab ku noqtay maykaan lamana garanaayo inuu yahay qof badu harqisey iyo in dil loo gaystey kadinba lagu tuuray bada mana jirto Cid weli Aqoonsatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.