Guddoomiye Ku Xigeenka 2 Ee Baarlamaankan Soomaliya Oo Nairobi Uga Qeybgalay Shir Ku Saabsan Abaaraha Dalka “

Shirkaan waxaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ku weheliyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya,Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka,Xildhibaanno ak tirsan Golaha Shacabka, mas’uuliyiin ka kala socotay dowlad goboleedyada dalka ka jira waxaana kasoo qeybgalay sidoo kale wakiillo ka socday hay’adaha deeq bixiyeyaasha caalamka iyo safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Nairobi.

Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxa uu ku booriyey shacabka Soomaaliyeed guud ahaan meel kasta oo ay joogaan oo ay ugu horeeyaan ganacsatada,qurba joogta iyo bulshada rayidka in dhexda loo xirto sidii dadkeenna loogu wada gurman lahaa inaga oo mideysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.