Murashaxiinta Madaxweynaha Oo Ku Baaqey In Saxaafada ay Usinaadan Tabinta Doorashada Lagana Hortago MusuqMaasuqa

musharaxin

Murashaxiinta Madaxweynimada Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtey magaalada Muqdisho ayaa ku baaqey in doorashada iyo dooda ay soo daayaan dhammaan Telefishinnada, tirada dadka taageerayaasha ah ee hoolka jooga ay wax walbo ay u sinnaadaan.
Dhinaca kale, Murashaxiinta waxaa ay ka hadleen in ammaanka doorashada la adkeeyo, isla markaana go’aan adag laga qaato musuqa iyo laaluushka lagu yaqaano doorashooyinka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.