Musharaxa Madaxwaynaha Soomaliya Shiiq Shariif oo Isu Diinwangaliyey Tartanka Madaxwayanaha Soomaliya

Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta musharaxiinta u tartamaya madaxtinimada Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmad Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa noqday musharixii ugu horeeyay ee isdiwaangaliya oo laga guddoomo arjigii musharaxnimo, iyadoo si rasmi ah ay uga bilaabatay xarunta Villa Hargeysa diiwaangelinta musharixiinta.

Waxaana Lafilayaa Musharaxiin badan inay is diiwan galiyaan maalmaha soo socda waxaana laqabanyaa doorashada Madaxwaynaha Soomaliya 8/02/2017 sida qorshu yahay walow marar badan dib udhacday.
shariif

shariifb

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.