Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

Odayaal kulan ku yeeshay Buuhoodle oo ka hadlay in shuruud la’aan la sii daayo Cabdisalaan oo u Xiran Somaliland

23rd December 2016 admin 0

Wax garad iyo Odayaal kulan ku yeeshay Buuhoodle oo ka hadlay in shuruud la’aan la sii daayo Cabdisalaan Cabdulaahi warsame oo Somalilad ka afduubtey Deegaankisa […]

usa

Kulan dhibaatooyinka guryaha ka hayasata soomaalida ayaa ka dhacay Minnesoto

23rd December 2016 admin 0

Daawo:kulan ay yeesheen Beesha Reer Garaad oo ka tirsan Beelweynta sade kana soo qeyb galeen odayasha beeleedka

22nd December 2016 admin 0

Beesha Reer Garaad oo ka tirsan beel weynta sade uga furmey magaalade Muqdisho waxaana shirka maanta daah furey garaadka beesha waxaana goob joog ahaa dhamaan […]

jim

Golaha Siyaasada ee wada xildoonka ah(Madasha Talada Qaranka) W/Q Jimcaale

22nd December 2016 admin 0

Wayadaan danbe waxaa dhegaha shacabka ka batay madasha wadatashiga qaranka,kuwaas oo ka kooban waxa lagu sheegay madaxweynayaalka maamulada lagu sanduleeyey shacbiga ee aan rabitaankooda ku […]

Jubaland Oo Soo Bandhigtay Saarkii Ka Tirsan Al shabaab Oo Isa Soo Dhiibay “Sawiro+Video”

22nd December 2016 admin 0

Xili maalmihii lasoo dhaafey ay dagaalo goos goos oo u dhexeeyey ciidamada alshabaab iyo dadka deegaanka Ee kunool dhinaca galbeed ee magaalada kismaayo Ayaa ciidamada […]

dorasho

Xildhibaano Cusub oo Lagu doortay Muqdisho

22nd December 2016 admin 0

Xildhibaano gaaraya Afar xubnood ayaa lagu doortay Xarunta Gaadiidka Booliska ee Doorashada ay ka socotay. Xubnaha maanta la doortay waxaa ka mid ahaa Wasiirkii hore […]

Caabdwaaq:Ceel Riiga Biyaha ee Cawaagaale oo ubaahan Motor

22nd December 2016 admin 0

Iyadoo guud ahaanba Dalka ay kajirto abaar Biyuhuna ay kamid yihiin Nolosha aasaasiga ah oo qofwalba uusan kamaarmin Biyo ayaa waxaa jira In Ceel Riiga […]

rashin

Daawo: Qaar kamid ah qoysaska ay saameeyeen abaaraha ku dhuftay gobolka Hiiraan ayaa la gaarsiyay mucaawino

22nd December 2016 admin 0
sa

Madaxweyne Ku xigeenka Jubaland oo tababar usoo xiray cutubyo katirsan ciidamada Nabad Sugigga

22nd December 2016 admin 0

Ciidamadan oo mudo sedex bilood ah uu tababar uga socday xarunta tababarka ciidamada nabadsugidda Jubaland ee magaalada Kismaayo ayaa maanta loo soo gabagabeeyay, waxaa xiritaanka […]

cidaan

Munaasabad abaalmarino iyo shahaadooyin lagu gudoosiiynayey ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo kadhacday Muqdisho

22nd December 2016 admin 0

Fiirso: gudomiyaha guud ee culimada ahlusuna Macalin Maxa,muud Shiiq ayaa manta si weyn loogu soo dhaweeyey Guriceel

22nd December 2016 admin 0

Gudomiyaha guud ee culimada ahlusuna waljamaca Macalin Maxa,muud Shiiq Xasan faarx ayaa manta si weyn loogu soo dhaweeyey Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, soo dhaweynta […]

Agaasimihii Madaxtooyada Boosaaso Alla ha’unaxariistee Aadan Gaas oo lagu aasay qubuuraha Boosaaso

22nd December 2016 admin 0

Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa lagu aasay Allaha u naxariistee agaasimihii madaxtooyada Bosaso Aadan Gaas Huruuse oo koox hubeysan shalay ku dishay magaalada, […]

ustaad

Maxaad kala socotaa Ololaha doorashooyinka Dadban ee soomaliya?

21st December 2016 admin 0

” Maadaama la ogaaday innuu jiro isbahaysi ka dhan ah Madaxweynaha, oo ay jirto xulafo adagi waxaa muhiim noqotay in la curiyo sanco xakamaysa hawshaan, […]

No Image

Daawo Xaalada Abaaraha Magaalada Baydhabo oo Laga Dayrinaayo

21st December 2016 admin 0

Wararka inaga soo gaaraya Degaano ka tirsan Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay Abaaro darteed ugu dhamaadeen xoolo, maadaama Abaarta Degaanadaasi ka jirta […]

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhambaal ka helay Boqorka Jordan

21st December 2016 admin 0

Dhambaalkaan waxaa laga siday boqorka dalka Joran Cabdalla A-thani Ibnu Xuseen, waxaana uu soo wakiishay Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna wasiirka Maalgashiga dalkaasi Dr Jawaad […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes