Agaasimihii Madaxtooyada Boosaaso Alla ha’unaxariistee Aadan Gaas oo lagu aasay qubuuraha Boosaaso

Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa lagu aasay Allaha u naxariistee agaasimihii madaxtooyada Bosaso Aadan Gaas Huruuse oo koox hubeysan shalay ku dishay magaalada, Aaaska marxuumka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka Bari, kan degmada Bosaso, xubno ka tirsan golaha wasiirada, saraakiil iyo bulshada qeybaheeda kale duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.