Fiirso: gudomiyaha guud ee culimada ahlusuna Macalin Maxa,muud Shiiq ayaa manta si weyn loogu soo dhaweeyey Guriceel

Gudomiyaha guud ee culimada ahlusuna waljamaca Macalin Maxa,muud Shiiq Xasan faarx ayaa manta si weyn loogu soo dhaweeyey Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, soo dhaweynta Gudoomiyaha waxaa ka qayb Qaatey Madaxwaynaha Gobolkada Dhexe Shiiq Maxamed shaakir iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Hoos kadaaw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.