Madaxweyne Ku xigeenka Jubaland oo tababar usoo xiray cutubyo katirsan ciidamada Nabad Sugigga

sa

Ciidamadan oo mudo sedex bilood ah uu tababar uga socday xarunta tababarka ciidamada nabadsugidda Jubaland ee magaalada Kismaayo ayaa maanta loo soo gabagabeeyay, waxaa xiritaanka xafladda ka qeybgalay Madaxweeyne kuxigeenka 1-aad ee Jubaland, xubno ka tirsan golaha wasiirada Jubaland, Saraakiisha ciidamada nabadsugidda, kuwa Booliska, Taliska ciidamada daraawiishta Jubaland, odoyaal dhaqameed iyo marti sharaf kale.

sayid

siyidjuba

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.