Daawo:kulan ay yeesheen Beesha Reer Garaad oo ka tirsan Beelweynta sade kana soo qeyb galeen odayasha beeleedka

Beesha Reer Garaad oo ka tirsan beel weynta sade uga furmey magaalade Muqdisho waxaana shirka maanta daah furey garaadka beesha waxaana goob joog ahaa dhamaan odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyeenta beesha sade, Beesha reer garad ayaa cabasho ka ahayd in aan qayb laga siin kurastii Baarlamaanka soomaliya.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.