Xildhibaano Cusub oo Lagu doortay Muqdisho

dorasho

Xildhibaano gaaraya Afar xubnood ayaa lagu doortay Xarunta Gaadiidka Booliska ee Doorashada ay ka socotay.

Xubnaha maanta la doortay waxaa ka mid ahaa Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somaliya Xuseen Carab Ciise oo mar kale nasiib u yeeshay inuu ka mid noqdo xildhibanada cusub.
Xildhibaanada la soo doortay ayaa kala ah Biixi Imaan Cige, Cabdirisaq Dahir Mohamud, Sicid Mohamed Mohamud iyo Xuseen Carab Ciise.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.