Daawo Xaalada Abaaraha Magaalada Baydhabo oo Laga Dayrinaayo

Wararka inaga soo gaaraya Degaano ka tirsan Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay Abaaro darteed ugu dhamaadeen xoolo, maadaama Abaarta Degaanadaasi ka jirta ay tahay mid sii darsatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.