Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2016

Golaha Wasiirada Ayaa Ansaxiyey Safiiro

26th May 2016 admin 0

Wasiirada dawlada federaalka Soomaaliya ayaa shirkoodii maanta ansaxiyey sadex Safiir oo kala ah Yuusuf Garaad, Cabdi Wahab maxamed Macalin iyo Cabdi Aadan Diiriye.

Dhageyso: Dowladda Galmudug ee Cadaado oo dhul bixinta sharci u sameysay

26th May 2016 admin 0

Maamulka degmada Cadaado ayaa markii ugu horreysay soo bandhigay ducoment sax ah oo waaxda dhul bixinta ee dowladda hoose ay ku shaqeyn doonto. Guddoomiyaha degmada […]

DAAWO: Guddoomiyaha Sool oo si adag ugu jawaabay wasiirka difaaca Somaliland+dagaalkii Khaatuma

26th May 2016 admin 0

https://www.youtube.com/watch?v=LA3tsTi6FZA

Dowladda Pakistan oo xaqiijisay dilkii hoggaamiyihii mintidiinta Daliban

26th May 2016 admin 0

Dawladda Pakistan ayaa markii ugu horaysay xaqiijisay in ninka lagu dilay dalkaasi uu ahaa hoggaamiyihii kooxda Taalibaan,Mullah Akhtar Mansuur Wasaaradda arrimaha dibedda ayaa xaqiijisay in […]

doon

Daawo: Doon siday qaxooti oo qalibantay & muuqaal naxdin leh oo laga so duubay

26th May 2016 admin 0

Dhageyso: Howlgal lagu xirxiray 100 qof oo ka dhacay magaalada Cadaado

26th May 2016 admin 0

Ciidamada amniga magaalada Cadaado ayaa maanta gacanta ku  dhowaad 100 dhallinyaro oo looga shakisan yahay Alshabaabnimo iyo inay ahaayeen tahriib doon. Ciidamada booliska ee Galmudug […]

Dhageyso: Qaraxyo uu ku dhaawacmay guddoomiyihii Buurdhuubo oo ka dhacay degmadaasi

26th May 2016 admin 0

Gudoomiyihii Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo iyo Masuuliyiin kale ayaa ku dhaawacmay qarax maanta ka dhacay Magaaladda Buurdhuubo. Wararka ka imaanaya buurdhuubo ayaa sheegaya in […]

Maamulka Degmada Garbaharrey oo Dayactir ku Billaabay Wadada ugu muhiimsan Magaaladaas

26th May 2016 admin 0

Waxaa magaalada Garbaharey ee gobolka Gedo waxaa ka bilowday dhismaha wadada Isbitaalka iyo magaalada isku xirta waxaa dhismaahaan ka qayb qatey maamulka garbaharey,Haweenka,odayaasha, iyo ciidamada […]

ciidan

Ciidamada Xoogga dalka oo Weerar ku qaaday fariisimo ay Al shabaab ku lahayeen duleedka Baardheere

26th May 2016 admin 1

MUUQAAL: Maamulka Garoowe oo magaaladaasi ka sameeyay burburin

26th May 2016 admin 0
boqorka

DAAWO: Shirkii Qardho oo furmay iyo war rasmi ah oo laga soo saaray

26th May 2016 admin 0

DAAWO: Siyaasiyiin ka soo jeeda Jubbaland oo fariin u diray Madaxweyne Axmed

26th May 2016 admin 0
baladwayne

Maamulka Hiiraan ”Dowladda wax kama qaban karto dagaalka beelaha”

26th May 2016 admin 0

Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay wadaan dadaallo ay ku samatabixinayaan qoysaskii ku barakacay daadadka wabiga Shabeelle. Guddoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa […]

xasan

MUUQAAL: MD Xasan Sheekh oo jeediyay khubad xasaasi ah kana hadlay arrimaha qaaradda Afrika

26th May 2016 admin 0

Dhageyso: Saraakiil ka tirsan NISA oo xilalkii laga qaaday iyo baaris ka socota Xamar

26th May 2016 admin 0

Wasaaradda amniga Dowladda  federaalka ayaa sheegtay in shaqo ka fariisin lagu sameeyay saraakiil ka soo muuqatay muuqaal lagu jirdilayo nin la sheegay inuu ku xiran […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 35 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes