Maamulka Degmada Garbaharrey oo Dayactir ku Billaabay Wadada ugu muhiimsan Magaaladaas

Waxaa magaalada Garbaharey ee gobolka Gedo waxaa ka bilowday dhismaha wadada Isbitaalka iyo magaalada isku xirta waxaa dhismaahaan ka qayb qatey maamulka garbaharey,Haweenka,odayaasha, iyo ciidamada Amisom.

Maamulka iyo shacabka Garbaharey waxaay uGu baaqeen qurbojoogta,ganacsatada,siyaasiyiinta, iyo cidii kaloo ka qayb qaaadan karta dhismaha Buundada iyo jidka magaalada isbitaalka isku xirta in si xagar la’aan ah looga qayb qaato.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.