Dhageyso: Howlgal lagu xirxiray 100 qof oo ka dhacay magaalada Cadaado

Ciidamada amniga magaalada Cadaado ayaa maanta gacanta ku  dhowaad 100 dhallinyaro oo looga shakisan yahay Alshabaabnimo iyo inay ahaayeen tahriib doon.

Ciidamada booliska ee Galmudug ayaa la arkayay iyagoo roondeynaya deegaanno dhaca dhinaca duleedka degmada Cadaado iyo gudaha degmadaasi.

Taliye ku xigeenka ciidanka booliska degmada Cadaado Cumar Macallin Cali ayaa sheegay in howlgalladani ay sii wadi doonaan isla markaana lagu xaqiijinayo nabadgalyada degmada.

Halkan ka dhagayso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.