Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2016

Daawo Munaasabadii lagu Magacaabayey Gudoomiyah Cusub ee Maxkamada Sarre ee Soomaaliya

4th May 2016 admin 4

Madaxwaynaha soomaliya xasan shiiq ayaa xilka kaqaaday gudoomiyihii maxkamada sare ee dawlada federaalka ilka Ilka xanaf wuxuuna manta mid cusub umagacaabey xilkaas oo ah Dr […]

Daawo: Mashaariic Hormarineed oo lag Fulinaayo Degmada Baardheere oo Degmadaasi looga Dhawaaqay.

4th May 2016 Mohamed Abdi 1

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa Maanta Munaasabad Sagootin ah loogu sameeyey Wafdigii ka socday Jubaland ee uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha […]

Degdeg: Akhriso Wareegtadii Xilka Looga Qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Ceydiid Ilka Xanaf.

4th May 2016 Mohamed Abdi 0

Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii Maxkamada Sare ee dalka iyo gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka ee gobalka Banaadir. Degreetada ka […]

Daawo: Hees Cusub oo la Magacbaxday ha Tahriibin Aabo oo uu Dhawaan Soo Saaray Abwaan Aadan Shimbiroleys.

4th May 2016 Mohamed Abdi 4

xilli Muhaajiriin badan oo Soomaali ah ay bishii tagtay ku dhinteen badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Gariiga ayaa Fanaaniinta Soomaaliyeed waxay isku hawleen Soo Saarista […]

bardhere

Daawo: Muuqaal Cajiib ah oo laga soo duubay Bilcda Baardheere iyo Hormarka Degmadaasi ka jira Xilligan.

4th May 2016 Mohamed Abdi 1

Iyadoo Degmada Baardheere ee Gobolka gedo ay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM gacanta ku dhigeen bartamihii Sanadkii Tagay, ayaa Degmadaasi waxya ku talaabsaneysaa Horumaro Dhinaca […]

Daawo muuqaal: Hay’adda TIS oo qalab waxbarasho ku wareejisay Iskuul ku yaalla Garbahaarey

4th May 2016 admin 1

KENYA: ”Waxaan fashilinay weerarro argagixiso”

4th May 2016 admin 0

Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay damacsanaayeen inay gaysato shabakad xiriir la leh ururka ISIS. War saxaafadeed kasoo baxay booliiska dalka Kneya […]

Daawo: Suldaan Lugadheere iyo masuuliyiin oo ka qeyb galay munaasabad ka dhacday Kismaayo

4th May 2016 admin 0

PHOTO NEWS: Quruxda magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland

4th May 2016 admin 0

Video: Koonfur Galbeed oo guddoomiye xigeen u magacowday gobalka Shabeellaha Hoose

4th May 2016 admin 0
barlaman

Daawo: Sida ay baarlamaanka uga doodeen doorashada 2016+dood culus

4th May 2016 admin 1

Degdeg: Kooxda Atletico Madrid oo u soo Gudubtay Wareega Finalka ee Koobka Champion League-ga

3rd May 2016 Mohamed Abdi 1

Xulka Qaranka ee ka dhisan Dalka Spain ee Atletico Madrid ayaa goordhaweyd guul ka gaaray Ciyaar Semi Final aheyd oo ay la dhelayeen Kooxda Jarmalka […]

Jeneraal Indha Cadde oo sheegay inaysan waxba ka bedelayn dagaalka ka socda Somalia ciidamada UK..

3rd May 2016 admin 0

Wasiiru Dowlihii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Dowladii KMG aheyd Jeneraal Yuusuf Indha Cadde, ayaa wuxuu ka hadlay ciidamada ka socda Dowladda UK ee soo gaaray […]

dagal

Faahfaahin: Dagaal qaraar oo ka dhacay duleedka Gaalkacyo iyo khasaaraha ka dhashay

3rd May 2016 admin 0

Laba qof  ayaa ku  geeriyootay 5-kalana waa ay ku dhawacmeen dagaal Maanta  inta u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Galinsoor ku  dhaxmaray ciidamada Galmudug iyo Maleeshiyo isbaaro […]

Kenya oo qorsheynaysa in Qunsuliyado ay ka furato Gobolo ka mid ah dalka Somalia

3rd May 2016 admin 0

Dowladda Kenya oo adeegsaneysa safaaradda ay ku leedahay Somaliya ayaa qorsheyneysa in ay kordhiso qunsuliyadaha ay ku leedahay Somaliya, kuwaas oo ay gaarsiin doonto qeybaha […]

Posts pagination

« 1 … 31 32 33 … 35 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes