Daawo: Muuqaal Cajiib ah oo laga soo duubay Bilcda Baardheere iyo Hormarka Degmadaasi ka jira Xilligan.

bardhere

Iyadoo Degmada Baardheere ee Gobolka gedo ay ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM gacanta ku dhigeen bartamihii Sanadkii Tagay, ayaa Degmadaasi waxya ku talaabsaneysaa Horumaro Dhinaca Nolasha ah.

Wariye Ku Sugan baardheere oo Muuqaal ka soo duubay ayaa Barta Youtubeka soo Dhigay Muuqaal Muujinaya Bilicda Magaalada iyo Horumarada ay ku talaabsatay.

Cumar Caydaruus oo ah Wariyaha Muuqaalka soo Duubaay Muuqaalkani ayaa kasoo duubay Qeybo kala duwan oo Magaalada Baardheere ah, isagoo la hadlay Qaar kamid ah amsuuliyiinta Degmada, kuwa Gobolka iyo Qeybaha Bulshada ee Baardheere ku dhaqan.

Hoos Ka Daawo Muquaalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.