Daawo: Hees Cusub oo la Magacbaxday ha Tahriibin Aabo oo uu Dhawaan Soo Saaray Abwaan Aadan Shimbiroleys.

xilli Muhaajiriin badan oo Soomaali ah ay bishii tagtay ku dhinteen badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Gariiga ayaa Fanaaniinta Soomaaliyeed waxay isku hawleen Soo Saarista Heeso looga hortagaayo Tahriibka Dhalintane Lagu dhiriagalinaayo in naftooda aysan Badaha ku haligin.

Abwaan Aadan Shimbaraleys ayaa noqday Fanaankii ugu horeeyey ee Soosaara Hees looga hadlaayo tahriibka tan iyo intii ay dhacday Musiibadii ay ku geeriyoodeen dhowrka Boqol ee Qof ee Soomaaliyeed ee ku dhintay badaha.

Gedo Times ayaa Akhristayaasheeda u soo gudbineysa Heestii ugu horeysay ee Tahriibka looga hadlaayo tan iyo intii ay dhacday Musiibadii doonta qalinbantay kasoo gaartay Muwaadiniin Soomaaliyeed,w axaana Heestaan qaaday Abwaan Aadan Shimbiroleys.

Hoos Ka Daawo Heesta.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.