Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2016

Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha Dhexe

7th May 2016 admin 0

DEGDEG: Puntland oo askar kaga dhimatay qarax ka dhacay buuraha Galgala

7th May 2016 admin 0

Wararka ka imanaya buuralayda Galgala ee Puntland ayaa sheegaya in askari uu dhintay mid kalana dhaawac yahay kadib markii lala beegsaday qarax. Qaraxan ayaa haleelay […]

Daawo: Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Dhoobleey ee Jubbaland

7th May 2016 admin 0

Taliska millateriga DF oo ku hanjabay inay alshabaab ka saarayaan Shabeellaha Dhexe

7th May 2016 admin 0

Ciidanka Dowadda oo la sheegay in ay qeyb ka yihiin Amni darada Baledweyne

7th May 2016 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Cali Dhuux Cali Mahad alla oo warbaahinta kula hadlay Magaalada ayaa sheegay in Falalka Amni daro […]

Warbixin: Kenya Oo Xireysa Dhadhaab Iyo Kaakuma

7th May 2016 admin 0

  Dawladda Kenya waxay sheegtay in markii ay eegtay khatarta dhinaca amniga ee dalkeeda uga imanaysa Al-Shabaab ay qaadatay go’aankan.   Dawladda Kenya ayaa maanta […]

No Image

Daawo: Faysal Waraabe ”Axmed Ismaaciil Samatar diin ma uusan haysan”

7th May 2016 admin 0
bosaaso

Sarkaal sare oo ka tirsanaa Puntland oo u dhintay dhaawac ka soo gaaray dagaalkii Boosaaso

6th May 2016 admin 1

Col. Cabdi Siciid Oo U Geeriyooday Dhaawacii Korneyl Cabdi Siciid Cade oo ka mid ahaa saraakiisha ciidamada Puntland ayaa shalay ku dhaawacmay israsaaseyntii ka dhacdey […]

Qaramada Madoobe oo si adag uga hadashay duqeyn loo geystay qaxooti Siiriyaan ah

6th May 2016 admin 0

Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in weerarkii duqeynta ahaa ee lagu qaaday xero ku taal Suuriya, oo dad qaxooti ah ay […]

Warbixin xasaasi ah: Uganda oo loo malaynayo in ciidankeeda ay kala baxdo Somalia

6th May 2016 admin 3

Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay dib u eegis ku sameynayso ciidankeeda ka jooga Soomaaliya ee caawiya dowladda federaalka. Dowladda Uganda ayaa dib u eegis ku […]

wabi

Dhageyso: Maamulka degmada Mahadaay oo ka hadlay saameynta wabiga Shabeelle

6th May 2016 admin 1

Maamulka degmada Mahadaay ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay in fatahaadda wabiga Shabeelle uu saameeyay beeraleyda degmadaasi. Guddoomiyaha Mahadaay Axmed Xuseen Afrax ayaa sheegay in […]

Dhageyso: Koonfur Galbeed oo ka soo horjeesatay dacwadaha lagu qaado magaalada Muqdisho

6th May 2016 admin 2

Maxkamadda  sare ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay mamnuucday dacawadaha gobalka Shabeellaha Hoose in lagu qaado meelo ka baxsan deegaannada maamulkaasi. Wareegto ka soo […]

galyr

Daawo: Madaxweynaha dowladda Khaatuma oo la kulmay culumada Buuhoodle

6th May 2016 admin 1

Qaar kamid ah Sawirada: Madaxwaynaha Khaatumo Pro Cali Khaliif oo la Shiray Culumada Buuhoodle  

MUUQAAL: Barnaamij laga diyaariyay goballada dhexe oo looga hadlay qodobo xasaasi ah

6th May 2016 admin 1

Qoysas ka soo cararay colaado iyo abaaro oo la dejiyay Shabeellaha Hoose

6th May 2016 admin 0

Qoysas ka soo cararay colaado iyo abaaro ka jiray deegaannadooda ayaa muddooyinkii dambe dib u dejin loogu sameynayay deegaanno kamid ah gobalka Shabeellaha Hoose Guddoomiyaha […]

Posts pagination

« 1 … 28 29 30 … 35 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes