DEGDEG: Puntland oo askar kaga dhimatay qarax ka dhacay buuraha Galgala

Wararka ka imanaya buuralayda Galgala ee Puntland ayaa sheegaya in askari uu dhintay mid kalana dhaawac yahay kadib markii lala beegsaday qarax.

Qaraxan ayaa haleelay labada askari xilli ay u lugaynayeen dhinaca magaaada Boosaaso. Xilliga qaraxu dhacay ayaa la sheegay inuu buurta ka da’yey roob.

Kooxda Al-Shabab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka.

Weli Saraakiisha Puntland kama aysan hadlin.

faahfaahin dib kala soco gedotimes

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.