Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2016

Daawo: Arrinta xuduudaha dalka ee Puntland iyo Galmudug oo uu muran ka jiro

28th April 2016 admin 0
sayid

TOP DAAWO: Maxaa kajira in khilaaf Soo kala dhex galay Axmed Madoobe iyo Fartaag oo hadda ku wada Sugan Itoobiya

28th April 2016 admin 1

DAAWO: Dadka ku nool Nairobi oo soo dhoweeyay heshiiskii dowladda Kenya iyo beesha Sade

28th April 2016 admin 0

Daawo: Khaatuma oo xaqiijisay ammaanka Buuhoodle iyo ciidankii Puntland oo Garoowe ku laabtay

28th April 2016 admin 0

Maxaad kala socotaa wararkii ugu dambeeyay ee Puntland, Khaatuma iyo Somaliland

27th April 2016 admin 0

Maamulka Khatumo ayaa war been abuur ah ku tilmaamay  wararka sheegaya  in Magaalada Buuhoodle ay la wareegeen ciidamo ka amar qaada Maamulka Puntland. Magaalada waxa […]

DEGDEG: Qarax ismiidaamin ah oo hadda ka dhacay dalka Turkiga

27th April 2016 admin 7

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dhinaca galbeed ee caasimadda Turkiga ayaa warar horudhaca ah ay ka soo baxayaan. Ugu yaraan hal qof ayaa ku […]

baladxaaw

DEGDEG: Xaaladda Baladxaawo oo caawa kacsan iyo adeegyadii bulshada oo xaniban

27th April 2016 admin 4

Wararka ka imaanaya magaalada Baladxaawo ayaa sheegaya in ciidamo uu wato wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha iyo amniga ee maamulka Jubba Cabdirashiid Janan. Ciidamadii dowladda […]

XOG: Waa Maxay ujeedka safarka Axmed Madoobe iyo Fartaag ee Itoobiya+Qorshe cusub

27th April 2016 admin 5

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisa ayaa u duulay magaalada Adisababa ee dalka Itoobiya. Garoonka Adis waxaa ku soo dhoweeyay madax ka tirsan […]

Dhageyso: Xildhibaan Cabdifitaax Mataan oo Gedo Times Siiyay Wareysi uu kaga hadlaayo Xiisadda Ka taagan Baledxaawo iyo dhinacyada ay u dhaxeyso.

27th April 2016 admin 0

Iyadoo Maanta Degmada Baledxaawo ay ka taagantahay Xiisad u dhaxeysa maamulka Gobolka Gedo iyo xildhibaan Cabdifitaax Nuur Mataan oo isku dhinac ah iyo Cabdirashiid janan […]

Daawo: Kulan Arimo Badan looga hadlay oo Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland.

27th April 2016 admin 3

Magaalada Addis Ababa waxaa kulan ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweyne Kuxigeenka Jubaland Janaraal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil, kuwaas oo kawada hadlay Arimmo […]

Degdeg: Xiisad Colaadeed iyo hub u ruursi ka taagan Degmada baledxaawo ee Gobolka Gedo.

27th April 2016 admin 2

Xiisad Colaadeed ayaa ilaa saaka waxa ay ka taagantahay Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo taasi oo u dhaxeysa Cabdirashiid Indhakoreey, oo dhinac ah iyo masuuliyiinta […]

Daawo:War Saxaafadeedkii Beesha Sade mareexaan ku qabteen Nairobi

27th April 2016 admin 2

Shirkiin beesha sade mareexaan uga socday Nairobi ayaa lasoo gababeyey waxaana shirkaan ka qayb galay siyaasiyiin,ugaasyo,ganacsato,dhalinyaro iyo aqoon yahano waxaa kaloo shirkaan kaqayb galay madaxda […]

Warbixin cajiib ah: Wasiir Hadliye: “Waxaan doonayaa inay yeeshaan musqulaha qubeyska oo nadiif ah iyo inay dadka ka jawaabaan E-mailadooda”.

27th April 2016 admin 0

Wargeyska The Washington Post ee ka soo baxa dalka Maraykanka waxa uu maanta (April 26) maqaal dheer ka qoray Nolol-siyaasadeedka iyo Waayaha shaqo ee uu […]

Daawo Waxqabadka dowlad gobaleedka Jubbaland oo la soo bandhigay

27th April 2016 admin 0
xoolo

Abaaraha oo saameyn ba’an ku yeeshay seyladda xoolaha magaalada Kismaayo

27th April 2016 admin 2

7

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 34 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes