Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2016

Inaalilaaahi Wa inaa Ileyhi Raajucuun:Maxamed Aadan Xareed

26th February 2016 admin 11

Waxaa dalka South Africa shil gaari ku dhintay Maxamed Aadan Xareed  oo ah nin aad utixgaliyaan shacabka soomaliyeed ee Dagan South Africa waxa tacsi tiraya […]

daawo: Roobdoon lagu qabtey

26th February 2016 admin 1

Isu soo bax aad u wayn ayaa lagu qabtey magaalada Garoowe oo isugu soo baxeen shacabka iyo qaybaha kala duwan ee bulshadaas oo ilaahay kubar […]

Gudoomiye Jawaari oo Faafaahin Ka bixiyey Shirka Madaxda Barlamaanka Carabta oo la soo Gabagabeeyey

26th February 2016 admin 1

(GedoTimes) _ Qaahira Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar ayaa waxaa lagu soo gebagebeeyey gelinka dambe ee maanta shirka madaxda Baarlamaannada dowladaha carabta ayadoo shirkaasi […]

Daawo Sawirada : Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Jaamacad ay dhigtaan Arday Somaliyed ee Turkiga

26th February 2016 admin 0

(GedoTimes) _Istanbul Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku sugan dalka Turkiga ayaa khudbadd ka jeediyay Jaamacad ku taala gobolka Bursa ee dalkaasi Turkiga halkaas oo arday […]

Dowlada Kenya oo Sheegtay in Madaxweyne Xasan uu Gacan Saar La Leeyahay Alshabab

25th February 2016 admin 1

(GedoTimes) _NairobiAfayeenka Dalka Kenya oo Ka Jawaabayey Hadalkii Madaxweyne Xasan oo ahaa in Ceel Cadde Lagu Dilay Ku dhawaad 200 Askari ayaa Waxaa uu Ku […]

Daawo: Waligaa Ma Argtay Arintaanoo Kale Wadaad Caan ah oo Ku Kacay Arin Layaab Leh

25th February 2016 admin 0

GedoTimes) _MuqdishoWadaadkani oo Caan ah islamarkaana Ka mid ah Wadaadada Soomaaliyeed ayaa Sidan Sameeyey

Daawo: Aas aan loo kala harin oo Maanta Magaalada London loogu Sameeyey Marxuum Maxamed Yuuuf Cigaal

25th February 2016 admin 4

Allaha u naxariistee waxaa galinkii dambe ee maanta qubuuraha muslimiinta ee Gardens of Peace london lagu aasay rabi ha unaxariiste  Marxuum maxamed Yuusuf Cigaal oo […]

Degdeg: Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo markale duqeymo ka fuliyay Tuulo Barwaaqo

25th February 2016 admin 1

Diyaaradaha dagaalka kenya ayaa gabaldhicii maanta markale duqeymo ka geystay deegaanka tuulo barwaaqo oo hoostaga degmada garbaharay ee xarunta gobolka gedo. Duqeymaha oo aan kala […]

Muuqaal: Sidee Loo Xukumay Raggii Dilay Marxuumad Wariye Hindiya Xaaji

25th February 2016 admin 4

(GedoTimes) _MuqdishoWaxaa dil iyo xarig lagu xukumay ragii ka dambeeyeey dilkii hindiya Haaji Maxammed oo ahayd wariya ushaqeysa idaacada iyo tvga dawlada federaalka Somaliya ragaan […]

Nabad Sugida oo sheegay in Gacanta Lagu Soo dhigay Raggii Tuuray Hoobiyayashii Lagu Garaacay Madaxtooyada

25th February 2016 admin 0

  (GedoTimes) _MuqdishoSaraakiisha Hay”ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka ayaa sheegay in gacanta Ku soo dhigeen  Hub iyo Hoobiyayaal ay sheegeen in ahaayeen Kuwii Maanta Lagu […]

Aqriso: Magacyada Saraakiisha Alshabab ee Lagu Dilay Duqeyntii Ka Tuulo Barwaaqo

25th February 2016 admin 0

(GedoTimes) _Garbahaareey Xili Barqanimadii Maanta Duqeyn Xoogan ay Ka dhacday Deegaanka Tuullo Barqaaqo oo 20km u jirta Magaalada Garbahaareey ee G Gedo ayaa Sarkaal Ka tirsan […]

Alshabab oo Dad Ku Xir Xiray Deegaanka Janaalle Maxey Tahay Sababta?

25th February 2016 admin 0

(GedoTimes) _Janaalle  Wararka inaga Soo Gaaraya Degmada Jannaalle ee G sh hoose ayaa sheegaya in Xoogaga Ururka Al Shabaab, ay  galabta saddex nin oo rayid […]

Faafaahin Madaafiic Xildhibaan uu Ku dhawacmay oo Madaxtooyada Lagu Garaacay

25th February 2016 admin 1

Madaafiic lagu soo garaacay degmooyinka  howl wadaag iyo Warta Nabadda gobolka banaadir ayaa keenay qaasaro dhimasho iyo dhaawac .Madaafiicdaan ayaa waxaa kudhin 5 qof oo afar […]

War Deg Deg : Madaafic lagu Garacayo Madaxtoyada Somaliya

25th February 2016 admin 1

Wararka Had aan heleyno ayaa Shegyo In Madaafic Lag Maqalyo Goob aan Ka Fogeyn Xarunta Madaxtoyada Somaliya . Inkasto Wali anan Helin Qasaraha iyo sida […]

Daawo” Gabre oo Awaamir Farayo Damul Jadiid

25th February 2016 admin 1

Waa Furitaanka Shirka Ku soo Gabo Gabobay Dalak Turkig ee Loga Hadlayay Ayah Somaaliya Waxaa Inta uusan shirka Furmin Wada kulmayo Jaajuska itoobiyo u Qabilsan […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes