Inaalilaaahi Wa inaa Ileyhi Raajucuun:Maxamed Aadan Xareed

Waxaa dalka South Africa shil gaari ku dhintay Maxamed Aadan Xareed  oo ah nin aad utixgaliyaan shacabka soomaliyeed ee Dagan South Africa waxa tacsi tiraya shacabka south iyo bahda Gedtimes in ilaahay Samir iyo iimaan kasiiyo eheladii iyo awladii tagay Maxamed Aadan Xareed . iN sha allaah waxaan idiin soo gudbin doonaa aaska Maxamed  Aadan xareed  markuu dhahoco ayadoo la reynayo in manta la aaso.12596290_1559993907647667_1696619736_n 12788071_1559993967647661_1020376313_n 12788146_1559993860981005_287347705_n

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.