Faafaahin Madaafiic Xildhibaan uu Ku dhawacmay oo Madaxtooyada Lagu Garaacay

Madaafiic lagu soo garaacay degmooyinka  howl wadaag iyo Warta Nabadda gobolka banaadir ayaa keenay qaasaro dhimasho iyo dhaawac .Madaafiicdaan ayaa waxaa kudhin 5 qof oo afar kamid ay yihiin hal qoys midka kalana uu ahaa macalin dugsi  dhaawaca kadhashey madaafiicdaan 3 ruux oo looqaaday goobaha caafimaadka, markii uGu horeysana ma ahan oo madaafiic lagu gaaraco shacabka Muqdisho.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.