Wararka Maanta
DADWEYNAHA GAALKACAYO OO WALAAC KA MUUJIYEY DILAL SOO NOQNOQDA
Shacabka Gaalkacyo ayaa walaac ka muujinaya dilalka joogtada ah oo kusoo noqnoqanaya 10 qof kabadan ayaa aya lagu dilay bilihii lasoo dhaafey shacabka ayaa aad […]
Dawlada Federaalka ee Soomaaliya oo Qorshe Cusub Yeelatay
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya , guddoomiyaha Barlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha, ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabad lagu soo bandhigayey qorshaha dowladda ee saddexda […]
Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo Kismaayo Lagu Soo dhaweeyey
Waxaa maanta Magaalaga kismaayo si diiran loogu soo dhaweeyey Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo kasoo kicitimay Gobolka Gedo waxaa ku waheliyey odayaal iyo waxgarad kasoo […]
Baardheere:Tobabar kusaabsan Sidii Mashaariicda dib udhiska Degmada Baardheere
Tababar ku saabsan sida looga faa,ideysan karo Mashaariicda dib u dhiska iyo Balaarinta Degmada Baardheere oo ka soconaya Xarunta Degmada ayaa waxaa qayb galay qaybaha […]
Ganacsade Cabdi Xoosh oo kahadlay Sharciga Haweenka soomaliyeed Iyo Wadaada
Magaalada Muqdisho waxaa shir jaraa’id ku qabtay hay’adda culimada Soomaaliyeed kaas oo ay uga hadlaysay aragtidooda ku aadan siyaasadda qaran ee jinsiga ee ay xukuumadda […]
Caabudwaaq:Waxbarashada gabdhaha Oo wax badan Laga Qabtey Horumarna lagaarsiiyey Video+masawiro
Waxbarshada gabdhaha ayaa heer sarre gaarey Dagmada Caabudwaaq waxaana usabab ah gabdhaha iyo waalidkooda oo fahmay mahiimada ay leedahay waxbarshada, waxaa caado u ah gabdhaha […]
Daawo: Nimankii isku qarxiyey Garoon Diyaradha Istanbul ee Turkiga
Garoonka Diyaaradaha magaalada Istanbul ee turkiga ayaa waxaa soo wareeray labo nin oo ku hubaysan bombooyin, labada nin ayaa waxay xabad ku fureen oo dileen […]
Madaxweynaha oo ka qeybgalay tukashada salaadda Janaasada ee Marxuum Burci Masawiro
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo dhowaan ku shahiiday weerarkii waxashnimada ahaa […]
Xasan Shiiq afur u sameeyay danjirayaasha wadamada muslimka ah Sawirro
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid […]