Wararka Maanta
Madaxweynaha Xasan Shiiq oo magacaabay guddiga doorashooyinka
Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey duddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa. […]
MAXAMED Cabdi Afeey iyo General Gabre(oday -dhaqameedyada Beesha Lixaad). By C/laahi Jimcaale
MAXAMED Cabdi Afeey iyo General Gabre(oday -dhaqameedyada Beesha Lixaad). Waxaanu lahayn dhaqan suuban hadaynu nahay Soomaali,dhisme bulshadeed keenu wuxuu ahaa beelo reerguuraa ah oo xoolo […]
Degdeg: Laba Qarax oo ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Waxaa goordhaw ay qaraxyo ka dhaceen qeybo kamid ah magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Qaraxyada oo ilaa iyo hadda ah ilaa laba qarax ayaa ka […]
DADWEYNAHA GAALKACAYO OO WALAAC KA MUUJIYEY DILAL SOO NOQNOQDA
Shacabka Gaalkacyo ayaa walaac ka muujinaya dilalka joogtada ah oo kusoo noqnoqanaya 10 qof kabadan ayaa aya lagu dilay bilihii lasoo dhaafey shacabka ayaa aad […]
Dawlada Federaalka ee Soomaaliya oo Qorshe Cusub Yeelatay
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya , guddoomiyaha Barlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha, ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabad lagu soo bandhigayey qorshaha dowladda ee saddexda […]
Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo Kismaayo Lagu Soo dhaweeyey
Waxaa maanta Magaalaga kismaayo si diiran loogu soo dhaweeyey Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo kasoo kicitimay Gobolka Gedo waxaa ku waheliyey odayaal iyo waxgarad kasoo […]
Baardheere:Tobabar kusaabsan Sidii Mashaariicda dib udhiska Degmada Baardheere
Tababar ku saabsan sida looga faa,ideysan karo Mashaariicda dib u dhiska iyo Balaarinta Degmada Baardheere oo ka soconaya Xarunta Degmada ayaa waxaa qayb galay qaybaha […]