Xasan Shiiq afur u sameeyay danjirayaasha wadamada muslimka ah Sawirro

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada afur ugu sameeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Mauritania, Mudane Isselkou Ould Ahmed Izid Bih iyo danjireyaasha waddamada Islaamka u fadhiya Soomaaliya.
safiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.