Balanbal:Deeq Raashina oo Loo Qaybiyey qaar kamida Shacabka Degmada Balanbal

Degmada balanbal ee Gobolka Gaduud ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey deeq raashina oo katimid dalka Comaan raashinkaan ayaa waxaa loo qaybiyey dad kabadan 600 qoys kiibana waxaa lasiiyey raashin isugu Jira Bariis,sonkor,Timir,saliid,caleen, shacabka degmada Balanabal gaar ahaan kuwa dan yarta ayaa aad uGu baahnaa gargaarkaan cuntada ee lasoo gaarsiiyey, qoysaskii loo qaybiyey raashinka ayaa aad uGu mahad celiyey dalka Cumaan iyo dadkii soo gaarsiiyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.