Maqal iyo Muuqaal Sh Umul iyo culumao kale oo ku baaqay in shacabka la caawiyo
Kulana ay si wada jira usoo qaban qaabiyeen Culumo awdiinka soomaliyeed ee ku sugan Nairobi ee dalka Kenya oo kamid yahay shiiq Umul ayaa waxay […]
Kulana ay si wada jira usoo qaban qaabiyeen Culumo awdiinka soomaliyeed ee ku sugan Nairobi ee dalka Kenya oo kamid yahay shiiq Umul ayaa waxay […]
Kooxo Hubeysan ayaa Galabta Degmada yaaqshid ee Gobolka banaadir waxa ay ku dileen mid kamid aheyd Haweenka ka shaqeeya Nadaafadda, Dad goob-joogayaal ahaa ayaa xaqiijiyay […]
Golaha Guurtida Maamulka Somalilad ayaa Maanta isku Raacay in Doorashooyinka Maamulka Somaliland dib loo dhigay islamarkaana la isku raacay Xilliga la qabanayo Doorashada, Doorashada Madaxwaynaha […]
Waararka ka imaanaaya Degmada Cadaado Ayaa Sheegaaya in Saldhiga Degmadaasi ay la wareegeen Ciidamo Gadoodsan Oo la sheegay in ay yihiin Boolis Waxaana Saakay Aroortii […]
Magaalada Cadan ee Koofurta Dalka Yemen waxaa ka soo ambabaxay Markab wada 137;Qoys oo Soomaaliyeed,kuwaas oo ka soo laabtay dalka Yemen oo ay colaad ka […]
Ardayda wax kabarata Macadka caafimaadka Garbahaarey ayaa biyo nadiifa gaarsiiyey Bukaano lajiifa Shuban biyoodka iyo cudaro kale isbitaalka Garbahaarey, bukaanadaan ayaa baahi wayn uqabay Biyahaan […]
Bulshada ku nool tuulooyinka hoostaga degmada Caabudwaaq ayaa la gaarsiiyay gurmadyo aan badnayn oo biyo ku kooban, Maaamulka Shirkada isgaarsiinta Hormuud qaybteeda qaabilsan Caawimaadka dadka […]
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Ayaa ku dhawaaqday 4 Maalin Oo Soon ah iyo In Maalinta Sabtida ah Dalka Oo Dhan Laga Oogo Salaad Roob Doon ah, […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes