Qaxooti Soomaliyeed oo Laga Soo Celiyay Yemen

Magaalada Cadan ee Koofurta Dalka Yemen waxaa ka soo ambabaxay Markab wada 137;Qoys oo Soomaaliyeed,kuwaas oo ka soo laabtay dalka Yemen oo ay colaad ka jirto.

Tani waa Wajigii labaad dib loogu soo celinta Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dalka Yemen oo hadda uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Isbaheysi uu Sucuudiga Hoggaaminayo iyo Shiicada Yemen oo kaashanaya Iiraan.

qaxooti
qaxooti

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.