Maqal iyo Muuqal Garbaharey: Ardey biyo gaarsiiyay bukaano la jiifa isbitaalka

biyo

Ardayda wax kabarata Macadka caafimaadka Garbahaarey ayaa biyo nadiifa gaarsiiyey Bukaano lajiifa Shuban biyoodka iyo cudaro kale isbitaalka Garbahaarey, bukaanadaan ayaa baahi wayn uqabay Biyahaan waxayna uga mahad celiyeen ardayda sida wabnaagsan oo ay isu xilqaameen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.