Galgaduud:160 Goobood oo biyo dhaamis laga sameeyey

Bulshada ku nool tuulooyinka hoostaga degmada Caabudwaaq ayaa la gaarsiiyay gurmadyo aan badnayn oo biyo ku kooban, Maaamulka Shirkada isgaarsiinta Hormuud qaybteeda qaabilsan Caawimaadka dadka dhiban ee Hurmuud Foundation ayaa biyo dhaamin ka sameysay 165 goobood, waxaa ka faa’iideystay dadka iyo xoolaha ku dhaqan deegaanno ka tirsan kuwa abaarta la liita ee dhaca waqooyiga Gobolka Galgaduud

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.