Ciidamo Gadoodsan Oo la Wareegay Saldhiga Boliska Cadaado.

Waararka ka imaanaaya Degmada Cadaado Ayaa Sheegaaya in Saldhiga Degmadaasi ay la wareegeen Ciidamo Gadoodsan Oo la sheegay in ay yihiin Boolis Waxaana Saakay Aroortii ay la Wareegeen Saldhiga Boolidka waxayna ka Cabanaayaan Mushaar La’aan Soo wajahday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.