Haweeney ka mid ah kuwa Nadaafadda ayaa Muqdisho lagu Toogtay

muqdisho

Kooxo Hubeysan ayaa Galabta Degmada yaaqshid ee Gobolka banaadir waxa ay ku dileen mid kamid aheyd Haweenka ka shaqeeya Nadaafadda, Dad goob-joogayaal ahaa ayaa xaqiijiyay in labo dhalinyaro ah ay fuliyen falka lagu dilay hooyada Soomaliyeed oo magaceeda lagu soo koobay Shamo Xaaji, waxayna kamid ah Haweenka ka shaqeeya Nadaafadda.

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhaca Dilalka Qorsheysan ee loo geysto Dadka Shacabka ah iyo kuwa Dowladda u shaqeeya intaba ayadoo adagtahay in lasoo qabto kuwa dambiyada geysta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.