Wararka Maanta
Xildhibaanad Sagal Biixi oo Lacag ugu deeqday abaaraha
Xog rasmi,ah oo aan ka helay ilo ku dhaw dhaw Xildhibaanad Sagal Isaaq Biixi oo kamid ah,Baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegeysa in xildhibaanadda ay,deeq lacageed u […]
Maqal iyo Muuqaal:Somaliland oo ka wal walsan Mooshinka barlamaaka Soomaliya Kawadaan Saldhiga Berbera
Dhawaan bay ahayd markii la ansixiyey Heshiishka Imiraadka carabta ay Saldhig milatari uga Sameysanayaan Berbera taas oo kala qaybisey Bulshada Soomaliland, Hadaba Baarlamaanka soomaliya ayaa […]
Madaxweynaha Soomaliya OO Soo Saaray Amaro Culus
Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay dhamaan Taliyeyaasha ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya iyo wasiirka Amniga, waxaana madaxweynahu uu amray […]
Dhageyso:Madaxwaynaha soomaliya Abaaraha ay siinaynaa Ahmiyada Koowaad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Xog-yaha guud ee Qaramada Midoobey iyo wefdi uu hoggaaminayo oo yimid magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed […]
Gabar 7sano Jir ah oo Lagu Gowracay Magaalada Cadaado.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug ayaa ku sheegaya in gabar 7 sano jir halkaasi lagu gowracay. Warar kala […]
Maqal Muqaal:Ra’iisulwasaaraha oo kulan la qaatay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Haweenka labada aqal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale […]
Maqal iyo Muuqaal:Amisom oo ka warbixisey waxqabadkoodii 10 Sano
Ciidamada Afrikaaniska ah ee ku sugan Soomaliya ayaa waxaa u buuxsan tahay 10 waxayna ka war bixiyeen waxay qabteen intay Joogeen Soomaliya ayakoo sheegin dhibkay […]
Maqal iyo Muuqaal Sh Umul iyo culumao kale oo ku baaqay in shacabka la caawiyo
Kulana ay si wada jira usoo qaban qaabiyeen Culumo awdiinka soomaliyeed ee ku sugan Nairobi ee dalka Kenya oo kamid yahay shiiq Umul ayaa waxay […]