Maqal iyo Muuqaal:Somaliland oo ka wal walsan Mooshinka barlamaaka Soomaliya Kawadaan Saldhiga Berbera

Dhawaan bay ahayd markii la ansixiyey Heshiishka Imiraadka carabta ay Saldhig milatari uga Sameysanayaan Berbera taas oo kala qaybisey Bulshada Soomaliland, Hadaba Baarlamaanka soomaliya ayaa wada Mooshin kadhan ah Heshiiskaa dhex Maray Soomaliland iyo imaardka Carabta ayakoo raba in dowlada cusub ay joojiso heshiishkaas madaama dawladii Xasan Shiiq saxiixday.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.