Gabar 7sano Jir ah oo Lagu Gowracay Magaalada Cadaado.

cadado

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug ayaa ku sheegaya in gabar 7 sano jir halkaasi lagu gowracay.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cidda ka danbeysay falka lagu gowracay gabadha yar, waxayna wararkaasi sheegayaan in falkaasi naxdinta leh ay geysatay qof haweena oo layiraahdo Nasteexo Axmed Cali,taas oo hadda ku jirta gacanta Ciidanka amniga Magaalada Cadaado.

Nasteexo waxaa ay Booliska u sheegtay in gabdha ay bireysay ka dili jirtay Carruur ay dhashay sidoo kale tuuriyeyn jirtay Gurigeeda sidaasna ay ku qabatay oo ay ku disha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.