Hay’adda Culimada Soomaliyed Afar Maalin waa in la soomaa

masjid

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Ayaa ku dhawaaqday 4 Maalin Oo Soon ah iyo In Maalinta Sabtida ah Dalka Oo Dhan Laga Oogo Salaad Roob Doon ah, Afarta Maalin ayaa Hay’addu Sheegtay in ay ka bilaabaneyso Maalinta Arbacad ah ee nasoo Aadan, Maalinta Afaraad ee Sabtiga ahna Dalka oo dhan laga oogo Salaad Roob Doon ah iyadoo dadku ay Soomaanyihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.