Daawo: Axmed Madoobe oo Kismaayo Kusoo Laabtay

madoobe

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbalan Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Oo maal mihii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, Madaxweynaha oo Shirjaraa’id ku qabtay Qeybta Nasashada Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlya Xaaladaha Abaareed ee ka taagan Deegaannada Jubbalan ka maamul ahaan waxa uu sheegay in ay doormuuqda ka qaadan doonaan Ugurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.