Dhageyso Mareeye Ganacsatada Soomaliyeed Waa Tuugo

mareeye

Ku-simaha Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Maareeye ayaa tilmaamay in qaar kamid ah Ganacsadata Soomaliyeed ay dhowr account ay ku leeyihiin Xaawaladaha dalka ku yaala iyo Bankiyada Caalamka, islamarkaana aan la qiyaasi Karin Ganacsade walba hantida uu haysto taasina ay ku timid nidaam la’aanta dalka ka jirta, ayna yihiin dhamaantooda kuwa Tuuga ah oo dalka dan u hayn loona baahan yahay in meel looga soo jeesto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.