Wasiirka Dastuurka soomaliya oo Kismayo lagu soo dhaweeyey
Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Ayaa Soo Gaarey Magaalada Kismaayo Waxaa Ayna Kulamo Looga Hadlaayo Arimaha Dastuurka Ay La Yeelanayaan Madaxda Maamulka Jubaland […]
Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Ayaa Soo Gaarey Magaalada Kismaayo Waxaa Ayna Kulamo Looga Hadlaayo Arimaha Dastuurka Ay La Yeelanayaan Madaxda Maamulka Jubaland […]
qaar kamida Odayaasha,waxgaradka iyo Culumada soomaliyeed ayaa waxay soo dhaweeyey Baaqii Madaxwaynaha Soomaliyeed Maxamed cabdulaahi farmaajo ee ahaa in lajojiyo Xabada kasocta gobolka Galgaduud gaar […]
kulan ay ku yeesheen qadka telephon-ka, wax garad kasoo jeeda deegaanada Galgaduud, ayaa habeynimadii xalay qadka teleefan-ka, waxay ka soo saareen baaq nabadeed oo ku […]
Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada 100-ka Arday ee ugu horeysa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare Sanad waxbarashadeedka 2016-2017.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan agagaarka deegaanka Xeeraale ee Gobolka […]
Waxaa Isi soo taraya Muwaadiyiinta soomaliyeed ee Guryahoodii xamar si sharci daro ah looga haystey oo dib loogu soo celinaayo taas oo farxad galisay shacabka […]
Madaxwayne Kuxigeenka 1aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid aadan ayaa magaalada Kismaayo Ka furmay Shir looga hadlaayey Hindisi sharciyedka xeerka isgaarsiinta Dalka ayaa wuxuu ka dhacay […]
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga […]
Ururada bulshada rayidka ayaa markii ugu horeeyay taageero balaaran waxay u fidiyeen ,dowlada uu hogaamiya madaxwayne maxamed cabdulaahi farmaajo. Kulamo balaaran oo ururada bulshada rayidka […]
Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta wax Ganacsiya kajirin kadib markii ganacsatadu diideen qaadashada kunka shillin oo ah lacagta kaliya ee laga isticmaalo Soomaaliya, Goobaha Waa Weyn […]
Wararka ka Imaanaya Gobalka Galgaduud ayaa Sheegay in Dagaal laysu adeegsadey qoryaha waa wayn uu kasocdo Maanta degaanka Xeraale dagaalkaan ayaa udhaxeeya Maleeshiyaad kala Taabacsan […]
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes