Maxkamada Gobolka Banaadir oo Muwaadin Soomaliyeed Gurigiisii dib Ugu Celisay iyo Cabsi soo food saartey Dadka Haysta Guryaha Aysan Lahayn

muqdisho

Waxaa Isi soo taraya Muwaadiyiinta soomaliyeed ee Guryahoodii xamar si sharci daro ah looga haystey oo dib loogu soo celinaayo taas oo farxad galisay shacabka Soomaliyeed, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kuwareejiyey Aweys Shiiq Cabdulaahi ayaa ku wareejiyey Axmed maxamed yuusuf gurigiisa oo ku yaaley Degmada Shangaani.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.