Daawo:Ganacsigii Magaalada Galkacyo oo Albaabada Layskugu dhuftay Doolarna wax lagu kala gadanaayo

lacag

Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta wax Ganacsiya kajirin kadib markii ganacsatadu diideen qaadashada kunka shillin oo ah lacagta kaliya ee laga isticmaalo Soomaaliya, Goobaha Waa Weyn ee Ganacsiga Gaalkacyo Qaarkood Ayaa Maanta Xiran, Waxaana inta Furana wax lagu kala iibsanayaa dollar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.