Dagaal Xoogan oo udhaxeeya M Galmudug iyo M Goboladhexe ayaa kasocda Gobalka Galgaduud

deg

Wararka ka Imaanaya Gobalka Galgaduud ayaa Sheegay in Dagaal laysu adeegsadey qoryaha waa wayn uu kasocdo Maanta degaanka Xeraale dagaalkaan ayaa udhaxeeya Maleeshiyaad kala Taabacsan Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna Kuwaasi oo maalmihiin dambe ku muransanaa Gacan ku heynta degmada Xeraale.

wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.