Saraakiil kamida Ciidamada Jubbaland oo Ku Biiray Al-shabab

askr

Xarakada Al-shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ku soo bandhigtay 4 Qof oo midi uu yahay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo saddex ilaalo ah oo uu watay.

Ninkan oo la hadlay Warbaahinta Al-shabaab ayaa sheegay Markaan Fiirsan waynay dhibaatada ay Maamulka Axmed Madoobe,Kenya iyo Itoobiya ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Kismaayo iyo hareeraheeda ayaa go’aansanay inaan ku biirno Xaraka Alshabaab siday sheegeen saraakiishaan kasoo goosatey Maamulka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.