Daawo:Waxgarad Ku baaqay In la aqbalo Baaqii Madaxwayanaha Soomaliya

qaar kamida Odayaasha,waxgaradka iyo Culumada soomaliyeed ayaa waxay soo dhaweeyey Baaqii Madaxwaynaha Soomaliyeed Maxamed cabdulaahi farmaajo ee ahaa in lajojiyo Xabada kasocta gobolka Galgaduud gaar ahaan Xeraale, waxayna sheegeen waxgaradkaan in xabada lajoojiyo si sharuud la’aan ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.