Wasiirka Dastuurka soomaliya oo Kismayo lagu soo dhaweeyey

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Ayaa Soo Gaarey Magaalada Kismaayo Waxaa Ayna Kulamo Looga Hadlaayo Arimaha Dastuurka Ay La Yeelanayaan Madaxda Maamulka Jubaland Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Kismaayo.
Hoos ka daawo warbixinta wariye maxamed kaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.